Jeneraal Biixi oo Odayaasha Aadan Yabaal ugu baaqay in gabdho u guuriyaan Ciidamada la jooga

Taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga dalka, Jeneraal Maxamed Tahliil Biixi ayaa qaar kamid ah dadka ku dhaqan degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeelaha Dhaxe kula hadlay xaruntii madaxtooyada u aheyd Al Shabaab ee Villa Aadan Yabaal. Jeneraal Biixi ayaa ugu baaqay odayaasha iyo dhallinyarada degmada Aadan Yabaal in ay la shaqeeyaan ciidamada dowladda iyo kuwa … Continue reading Jeneraal Biixi oo Odayaasha Aadan Yabaal ugu baaqay in gabdho u guuriyaan Ciidamada la jooga